Get In Touch

+1 (612) 806-5965
+252 61-3060513

info@dhodiherbs.com

30 streat -dawada streat -Mugadisho-Somalia

Frequently Asked Question!

ujeedka uguween ee aan u hirgalinay shirkaddaan waa inaan qeyb libaax leh aanka qaadanno qurxinta
iyo daaweenta jirka iyo madaxa anagoo adeegsaneyna daawo dhireed aqoonsi caalami ah leh.

daawo dhireedkeena waamid lagu farsameeyo wadan maraykanka(USA) bulsho farabadan hakaas ku dhaqan neh way isticmaashaa.

daawo dhireedkeena aadbuu uga duwanyhy daawo dhireed yada kale ee dhibaatooyin farabadan ugeestay bulashada
magac dil weenneh ku sameeyay hab muuqaalka ey leedahy daawo dhireedka.
daawo dhiireedkeena waamid laga isticmaalo wadanka maraykanka wuxuuna heeestaa shahaado caalami ah oo cadayneysa in kalsooni
buuxda lagu qabi karo isticmaalka daawo dhireedkeena

waxaan inoo joogo dhaqtar kasoo si faahfaahsan kuugu sharaxaayo isticmaalka daawada iyo warbixinteeda oo dhamaystiran
si looga badbaado in qaab qaldan loo adeegsado alabaha aan soo saarno.

dhaqtarka wuxuu marwalbo diyar kuulayhy in uu kusiiyo wixii talo iyo tusaale , sidoo kle wuxuu diyaar uyhy adigooo joogo
gurigaaga iyo goobtaada shaqo in aad lawadaagi karto cabashadaada asaga uu sifudud kuugu soo dhiibo daawada aad ubaahanthy.